News in English

Itoobiya oo BBC u sheegtay qorshaha ciidamadeeda jooga Soomaaliya, iyo halka uu marayo is-afgaradka Somaliland - BBC News Somali

Xigashada Sawirka, AA27 Juunyo 2024Dawaldda Itoobiya ayaa ka jawaabtay eedayn ay dhawaan Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay oo ku saabsan in ciidamo Itoobiyaan ah ay ‘si sharci darro ah ugu tallaabeen dhinaca Soomaaliya.’ Waxay sidoo kale ka hadashay qorshaha ay ciidamadooda u joogaan Soomaaliya, iyo cidda iska go'aanka iyo xilliga ay ka baxayaan iyaga oo sheegay inay muddo sii joogi doonaan. Magaaladii Soomaaliyeed ee Talyaanigu ka heli jiray dhaqaalaha ugu badan iyo sida ay ku dambeysay27 Juunyo 2024Muxuu yahay ninkaan laga soo qabtay Kenya ee loo gacan galiyay Puntland? 26 Juunyo 202426 Juun: Hadallada xanafta leh ee Soomaaliya iyo Somaliland iyo caqabadda heshiiskii is fahan ee Itoobiya29 Juunyo 2024Nebyu Tedla, afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya oo waraysi siiyay laanta Amxaariga ee BBC-da ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha Soomaaliya ee ka dhanka in ciidan Itoobiyaan ah ay si sharci darro ah u galeen gudaha Soomaaliya.“Arrintaas waa waxba kama jiraan....

Читайте на 123ru.net